Qoyska Hooyo Kufsi iyo dil aragagax leh loo geestay oo Warbaahinta la hadlay

Magaalada Burco ee caasimada gobolka Togdheer waxaa maalin kahor ka dhacay dhacdo dad badan ka argagaxeen kadib markii hooyo kamid aheyd dadka ku dhaqan magaaladaasi kufsi iyo dil la isugu daray. Ugbaad Cali Cabdullaahi oo aheyd hooyo heesata sadex caruur ah ayaa kufsi iyo dil loogu geestay guri kuyaala magaalada Burco kadib markii u tagtay … Continue reading Qoyska Hooyo Kufsi iyo dil aragagax leh loo geestay oo Warbaahinta la hadlay